Fahamka xeeladaha waxbarashadayda iyo sida ay u saameeyaan waxbarashadayda
Dooro & raadi khayraadka aan heli karo
Eeg horumarkayga
Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato meelaha aad ku fiican tahay iyo meelaha aad ku liidato marka la eego heerka luqadaada si aad u dejiso yoolalka waxbarasho ee la gaari karo. Isla marka aad dejiso yoolalka, waa waqtiga aad diiradda saari lahayd xeeladaha aad isticmaali karto oo aad ka warqabto xadkaaga iyo kartidaada.
Si aad u qorsheyso una habayso yoolalkaaga waxbarasho, waxaad u baahan tahay inaad ogaato heerka aad hadda joogto iyo sidoo kale inaad fahanto qaybaha barashada luuqada aad u baahan tahay inaad diirada saarto horumarintooda.
Project: 2020-1-SE01-KA204-077915 This project has been funded with the support of the Erasmus+ programme of the European Union. The European Commission support for the production of this publication does not constitute an endorsement of the contents which reflects the views only of the authors, and the Commission cannot be held responsible for any use which may be made of the information contained therein.